Onelife/Onecoin In Somali

Onelife Presentation 2017, Lacagaha Mustaqbalka Dunida. Waa idin salaamay Walaalayal Magacayga waa Sayid Abdi. Waxaan video gan ugu tala galay sharaxadan kooban in aan oga faa'ideyo waalalaha somaliyeed oo la socodsiiyo isbadalka xawaaraha dhaqaale dunida ku scooto iyo lacagaha crypto currency. iyo sida oga faaidesan kartan wax barashda dhaqaale shirked bixiso. Had aad doonesid Ama daneeneso in Aad ka qeyb qaadato fursadan qaaliga ah, igala soo xariir email kan: sayid.sa@gmail.com Telephone: +447984829849 Thank You Sayid Abdi 1st Africa Blue Diamond & GLG member

Comments

Aziizdubai Aziizsheekh: Mashalah waxan ka is noqonaya kanbaniga inshalah

Hanad haanshi: shirkadaan hada ayaan kusoobiiray lkn wili waxba kama sheegikaro wlhi ilaahey qeyr hanooga dhigo

Deeqa Gobaas: shakran wllo

Said Ereg: Shirkadaan xubin baa ka ahayd aad bay u wanaagsan tahay ee si fiican casharka ha loo dhuuxo.

Babu-Rayan: Xaqiiqatan Shirkadaan waan Ka Tirsanahay Aad iyo Aad baan Oogu haminayaa Inaan mustaqbal Wanaagsan Ka helo

Faduma Farah: Shugran walaalkey

idil daryaalka ilmaha: saan kuula soo xiriiri karaa

Mohamed Said Yousuf: Sayid wll wad ku mahadsantahay sida wanagsan ee aad noogu sharaxday barnaamijka

Taariikhda Islaamka: 1) horta waad mahadsantahay .maahin in Aad is tiraahdo Qaab waliba Oo loo mari karo lacag waa ina loo mara ... oo lagu helaa ..

(2)Diinteenu shaqo kuma laha
barnaamijkan .. sabab Waxaad tahay qof xoolihiisa ku qamaaraya ... exp Kasoo qaad Lacagteyda Waan dhigay Waxa uu companygu Galinaayo Ma garanaayo .. meesha ay Faa'idadu Iga soo gashay

(3) tan kale Dadka Soomaalida Soo aruuri Ayaa lagu yidhi Sinwax Gunnaaa laguu siiyo aad baad u Mahadsanid

(4) tan kale Wali waa lasugaaya ... suuqa Markey soo gasho Hal sano Ka bacdi Ilaahay hana gaarsiiyo

(5) Banki Maahin , Xafiis Lagala xisaabtamaa Majiro Oon ka ahayn Wrbsite ka .. sidoo kale Conpany Aduunka ka dharciyeysan maahin Waxay lanid Tahay Sheekadani Waxaad Hadda faraqyaha ku hayso daadi ... waxii Geedka dushiisa daarana Waa hala sugo ... waxay noqon Allaa og !

Eese waxaan aaminxanahay In Hawshani Ay tahay xaaraanta ugu weyn Marba Hadaan ogeyn waxa xoolahayga lagu qabanaayo .. waxwalba waa cunaa Looma cuno ..

Your name:

Your comment: